Martiqaad iyo soo dhawayn diiran school keenii Sommerschule


 Martiqaad Sommerschule:

 

Sommerschule waxaa uu idinka caawindoona  luqada jarmalka ,waxaanan martiqaadaynaa qofkasta danaynaya oo doonaya luqada jarmalka .                                                                              waxaanu socondoonaa laba usbuuc goobtuna waa jamacada Eichstätt halkii uu ahaa sanadkii hore. hadaf kuna waa sidii aanu idinka caawin lahayn  labada usbuuc luqada jarmalka iyo waxa raaca farsamo gacanta . heerka casharadu ay ku bixi doonan waa sida buuga A1 iyo A2.                                 Waxaana uu bilaabmayaa schoolku ka bilaabanta 16. Ilaa 30 ka  bisha August  maalmaha ladhigandoono isniin ila jimce . intiina aan daganayn eicstätt ee ka baxsan ama ka fog waxaan idin siin doona tikidho bas aad ku timaadaan .  

 

Sida caadiga ah subaxdii xiisado luqada jarmalka ah duhurkina qado idiin diyaara   ,waxaana qadada kadib idiin raacsan farsamada gacanta iyo barnaamijyo ku saabsan dhaqamada diimaha iyo wada noola´an shaha iwm.

 

Hadaba lacag ma yahy schoolku ? ha qofwalba oo jecel inuu kasoo qayb galo waxaa uu bixin doona qofka kaliga ah 30 yuuro familaga 40 yuuro  waxana intaa raacsan 10 yuuro oo qofwalba bixin doono una soo noqon doonta.

 

Waxaa jira dad badan oo sanadkii hore qaatay tikidho oo aan dib ugu soo noqon oo tikidhadaa isticmaalay schoolkiina aan iman  waana laga wanaagsan yahay.

 

Hadaba intiina xiisaynaysa fadlan ha isoo diwaan galiyaan maalinta ay bishu tahy 1 july .

 

           Hamoogaanina waa inoo iyo bisha  july  

 

Waxan ku faraxsanandoona inaad nagala soo qayb gashaan  in sha allah .